Ogaansho sida aan idiinku soo gudbiyey wxan rabaa inaan idin ogey siyo flimka Prati Rogu Pandage iyo flimka kle ee Ruler hadaba aan soo qaadano warbixin labadooda ku saabsan labada flim wxey ka siman yihiin in isku shirkad yihiin waana shirkada #telugu ama #tollywoodka loo yaqaana sidoo kle in isku maalin tiyaatarada india la wada saarey wxana tiyaatarada lawada saarey sanadkii aan kasoo gudubney 20/12/2019 aan ku horeyno flimka #prati_rogu_pandage kan wxuu noqdey flim #blockbuster weyna wxaan wada jilayaan aktaro caan ah sida #sai_dharam_tej iyo xidigta da,da yar ee #Rashi_Khanna #sathyaraj #rao_ramesh iyo qaar kle oo badan waana wxaanu lagu qarash gareeyey ama lagu iibsadey qolyaha cajaladaha qaybiyaa wxey ku iibsadeen 23 #crore wxaanu soo xareeyey 56 #crore waana flim #comedy_and_drama sidaasna wuxuu ku noqdey #sai_dharam_tej flimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeeyey waana mid ka mida aflaamtii sanadkii kuwii ugu sheekada wgsanaa waana flimkii lagu soo gabagabeeyey sandkii hore fanka tellegu
Flimka labaad hadaan u nimaadnana
#Ruller wxaa wada jilayaan aktarada kala ah
#Nandamuri_Balakrishna
#Sonal_Chauhan
#Vedhika iyo qaar kle oo badan flimkuna waa #Action ah nasiib xumase flimkan heerkii laga filayey wuu gaadhi waayey wxaanu noqdey flim #disaster ah oo si weyn loogu khasaarey maadama lagu iibsaday 24 #crore isagoona soo xareeyey lacago u dhaxeeya 10 #crore ilaa 13 #crore sidaasna wuxuu ku noqdey flim #disaster oo lagu fashilmey waana flimkiisi u danbeeyey
#FG= Labada flimba waa lasoo turjumey iyagoo afsomali ah waxad ka daawan kartaa Webka Caalamiga ah #FANPROJ.COM